18Ka May waa maalintii wadanka somaliland uu ku dhawaaqay gooni isu taaga , waana maalin qaran oo shacbiga reer somaliland ku taala wadnayaashooda waayo waa maalintii qarankeena.
Hadaba muwaadinkan yar markaad u fiirsato indhihiisa iyo dareenka uu bixinaayo iyo salaanta uu calanka qarankeena siinaayo waad qiiroonaysaa waxaadna ogaataan soomaaliyeey inay naga go'an tahay qadiyada qaranka somaliland.
Post a Comment