Somaliland waxay leedahay calan cajiib ah oo macno balaadhan xambaarsan taaas oo kala ah saddexda midab ee uu ka kooban yahay calanka Somaliland.

Hadaan u soo dhaadhaco micnaha ciwaanka oo ah Calanka Somaliland micnihiisa , waxaan isku dayaayaa inaan kuu faaiideeyo si aad calankaaga micnihiisa u barato sidoo kalena bulshada soomaalida ee afka somaliga ku hadasha iyana waan uga faaiidaynaa inay bartaan macnaha dhabta ah ee uu calanka somaliland ka kooban yahay.

Calanka Somaliland wuxuu leeyahay xidig iyo 3 midab

Cagaar ama green , ayaa horeeya cagaarka micnihiisa waa Nabad

Cadaan ayaa dhaxeeya , cadaanka micnihiisu waa khayr

Casaanka ayaa ugu dambeeya , micnihiisuna waa dhiig oo ah markii dagaal loo baahdo in Somaliland diyaar tahay.

Waxaan filaayaa inaad ka faaiidaysatay , sidaas awgeed sii share garee maqaalkan yar ee kooban oo.sii faafi , Mahadsanid

Post a Comment

 
Top