Ma ka qayb qaadatay halgankii dib-ula soo noqoshada
madaxbannaanida qaranimada JSL? Maa ka qayb qaadatay halgankii qaybtii
hubaysnayd? Qaybtii dhaqaaalaha? Qaybtii warbaahinta? Qaybtii maamulka?
Qaybtii xannaanaynta iyo caafimaadka? Qaybtii dhiirigelinta? Iyo....
Iyo?Waxa hadhay halgankii u danbeeyey ee lagu gaadhsiin lahaa qarannimo buuxda JSL. Taas oo ah qaybtii qaanuunka iyo qarnaqsiga dagaalka diploomaasiyadda dawladaha waaweyn hortooda..
Waxa si weyn la idiinka codsanayaa dhammaan akhristaayasha Shabakaddan Barakaysan ee www.safka-hore.com iyo qof waliba inta uu gaadhsiin karo in laga qayb qaato qaybtii u danbaysay halgankii madaxbannanaida iyo qaranimada JSL ee dhinaca diploomsiyadda oo ku xidhan keli ah saxeexaaga oo aad ka dhiibato taageerada aqoonsiga JSL.
Saxeex arjigan hoose ayaa wax weyn ka tari doonaa haddii aad sida loo rabo u gudbiso oo la buuxiyo tirada loo baahan yahay. Kaas oo la hor gayn doono doodna ay ka yeelan doonaan Aqalka Senate-ka Maraykanka marka ay saxeexaan 100,000 qof.
Post a Comment