Samo ku waar, samo ku waar, saamo ku waar Sarreeye calanka sudhan bilay dhulkiisaa, Samo
ku waariyoo iyo bogaadin sugan Hanbalyo suuban kugu salaannee saamo ku waar Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay qarannimada
Somaliland Xuskooda dhowrsan kugu salaannee samo ku waar
Guulside xanbaarsan soo noqoshadiisa kalsooniduu mutaystayee dastuurka ku salaannee
Midnimo walaalnimo goobanimo islaanimo kugu salaanee
samow samidiyo samo ku waar samo ku waar
saamo ku waar!!

Post a Comment

 
Top