Halkay somaliland tiigsanaysiyo
Bulshadeena hadafkeeda guud
horumarka waynu jecel nahay

Qofkasta oo Somalilander ah waxaa saaran waajibaad ah  , inaad halkaad joogto halkaad kaga aadan tahay hawsha qarankaaga aanaad ka habsaamin oo aad hareertaada qabsato hawsha qaranka ee aqoonsiga lagu raadinaayo.

Aqoonsigu waa riyadeena maalin ayuun buu iman lkn muwaadin ogsoonoow oo ha ilaawin waxaad qarankaaga u qaban karto inay tahay intii awoodaada iyo dadaalkaaga ah.

Post a Comment

 
Top