Haddaad maqasho ciidan qaran
Waa kuwa ilaaliya sharafta iyo gobonimada muwaadiniinta dalkooda iyo wadankaba.

inay ciidan yihiina waxaa kuu cadaynaayaa waa kalsoonida ay shacabkooda ka qabaan .

Ciidamada qaranka somaliland waxay ilaaliyeen oo ilaalinaayaan sharafta shacabkooda sida kaaga muuqata sawirka waxaad arkaysaa gabadh somalilander ah oo salaan la tiigsanaysa ciidanka qaranka .

Bal u fiirso maxaad dareemaysaa , runtii waxaad dareemaysaa in ciidanka qaranka somaliland ay dhulkooda hu u yihiin oo ay yihiin haybad qaran horseedna waxay u yihiin xoriyada iyo nabada .

Ciidanka Somaliland hanaanka.wanaagsan iyo hidaha way u hiiliyaan.

Somaliland bulshadeedu horumarka way jecel yihiin

Post a Comment

 
Top