Somaliland waa dal dhinac kasta ka dhismay haday noqoto waxbarashada , xidhiidhka caalamiga ah, wada noolaanshaha bulshada iyo waliba ganacsiga oo si xawli ah u socda .

Dhinaca kale somaliland oo ku dhextaala mandaqad jahwareersan oo nabadgelyada u taqaana hoog iyo baaba , ayaa awoodeeda isugu geysa nabadgelyada iyo ilaalinta shacabka iyo xuduudaha dalka .

Somaliland waxay horumar laxaadleh oo geeska afrika ka muuqda ay ka gaadhay awooda ciidanka qalabka sida ee qaranka iyo qalabka militaryga, waxayna Waxayna Somaliland soo iibsatay gantaalaha ridada dheer ee burburin kara cadawga somaliland ay leedahay .

Somaliland ka baro dhankasta siyaasada, ganacsiga , wada noolaanshaha shacabka walaalaha ah iyo nabadgelyada buuxda iwm.

Post a Comment

 
Top