Image result for turkey and somaliland 






Ileyska ugu iftiinka badan ee ka jira mandaqadda Geeska Africa ( JSL ) oo khasab ka dhigay in  Dawaladda Turkey candhuufta dub u liqdo oo dub u eegto  siyaasadeeda ku waajahan mandaqadda.

Image result for turkey and somaliland
Dawladda Turkiga ( Turkey ) waxa ay cilaaqaad soo jireen ah la laheyd JSL intii aanu Ingiriisku arlada iman. Waxa wali sii muuqda raadadkii dawladdii cismaaniyadu kaga tagtay JSL.

Hadaba xiisaha iyo daneyntan cusub ee uu madaqadda ka leeyahay Turkigu waxa ay aheyd in uu dub u raaco taariikhda oo uu ka bilaabo halkii ugu dambeysay ee uu cilaaqaadka la lahaa. Nasiib darro dawladda Turkigu si xamaasadi ku jirto ayuu ula mirqaamay Somalia oo aanu aqoon hore iyo cilaaqaadba waligood dhex marin.

Shacabka JSL waxa ay la yaabsanaayeen sida uu wax u wado Turkigu. Laakiin iminka waxaad moodaa in uu caqligi ku soo yara degay Ankara. Waxaana daliil u ah warbixintan ay warbaahintoodu ka diyaareen JSL.


Fadllan hoos ka daawo warbaxintaas:


Next
Newer Post
Previous
This is the last post.

Post a Comment

 
Top